War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta KG iyo Muddo kordhin loo sameeyay Laftagareen (Sawirro)

Shirka wada-tashiga dib-u-heshiisiinta siyaasadeed iyo kan bulsheed ee dowlad goboledka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS M.ne. Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe taariikhdu marka ahayd 19kii bisha November 2022, si lamid sidaas oo kale uu soo dhaweeyeen Madaxweynaha DKGS 20 November 2022 iyo siyaasiyiinta ku midoobey dalladaha kala ah; Midowga … Continue reading War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Dib u heshiisiinta KG iyo Muddo kordhin loo sameeyay Laftagareen (Sawirro)